Ra’isul Wasaare Khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay Faadumo Dayib oo ah..(Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u qaabishan Soomaaliya, Faadumo Dayib oo hordhac u ah wafdi ay hoggaaminayso agaasimaha arrimaha haweenka ee Qaramada Midoobay, Phumzile Mlambo-Ngcuka, oo Soomaaliya booqasho ku imaanaysa maalmaha soo socda. “Ra’iisul Wasaaraha waxa aan u soo booqday in aan … Continue reading Ra’isul Wasaare Khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay Faadumo Dayib oo ah..(Daawo Sawirro)